butuc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. B. ah: qof buuran. ld Batac. 2. Ciid jilicsan oo aan dhagax qaruurax iyo boor lahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

batac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld butuc (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur