buubso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax cayrasasho. 2. Wax hor u durugsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur