buudaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld boodaan.

boodaan

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-aamo, m.l)

Macnaha:

  1. Koor weyn oo geela loo xiro. ld buudaan.