buudhiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qaalin geel ah isbeddel abaahidoon ah oo xubinteeda taranka ka muuqata.Qaalin geel sabiisheeda barar abaahidoon ka muuqasho.