buufiye
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (fiis.) Qalab tamar siiya dareere si uu uga dhaqaajiyo meel ama heer ilaa heer ama kor u qaado cadaadiska.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

