buulley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qayb ka mid ah heerka koritaanka cayayaanka qaarkood.
  2. (c.nafl.) Heerka saddexaad ee koritaanka meerta nololeedka qaar ka mid ah cayayaanka. Heerka b.da quudashada iyo socodkuba way joogsadaan, waxaana dhaca isbeddelka uu caydigu isu beddelayo qaangaadh.