buumbuunin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg buumbuuni. ld buumbuunnis.

buumbuuni

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. War dhacdo iwm intooda runta ah been badan ku darid.