buunshabbaxsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg buunshabbaxsan. ld buunshabbax-sanaansho.

buunshabbaxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax buunshe laga saaray ahaansho (badar).