buunshabbixin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg buunshabbixi. ld buunshabbixis.

buunshabbixi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Badar si buunshaha looga saaro tumid.

buunshabbixis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld buunshabbixin.