buur-sameyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (jool.) Buur dhisid: isbeddel ku dhaca heerka sinnaanta qolofta dhullka, isbeddelkaas oo dhadhaabo kor loogu soo tuuro si ay u sameeyaan silsillado buuro laalaab ama dhul go'.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur