buuriyahanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Qof sigaarka aad u cabba. 2. Qof tubaakada cuniddeeda badsada.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0