buurnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg buuran. ld buurnaansho, buurni.

buuran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax cayilay ahaansho.

buurnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld buurnaan.

buurni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld buurnaan.