buuxdhaafin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg buuxdhaafi. ld buuxdhaafis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

buuxdhaafi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax muggiisa in ka badan ku shubid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

buuxdhaafis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld buuxdhaafin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur