buxuurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Qof aqoon iyo garaad dheeraad ah leh; abwaan; mufti. 2. Koox daanyeero ah kan hoggaamiya..Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
abwaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Buug ama buugag taxane ah oo laamaha aqoonta oo dhami ku uruursanyihiin. 2. Nin curin iyo hal-abuur suugaaneed leh. 3. A. ah: nin garasho aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah leh. 4. (riw.) Qof riwaayadaha curiya.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
muftiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyaal/-iyo, m.dh)Macnaha:(dii.) Caalin weyn oo arrimaha diinta Islaamka laga wareysto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00