caabidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caabid². ld caabudid.

Lamidka: caabid, caabudid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caabid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-diin/-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Caabid ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud(1).
  2. Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud(2).

Lamidka: caabud

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caabudid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caabidid.

Lamidka: caabidid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur