caabuqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caabuq³. ld caabaqid.

Lamidka: caabuq, caabaqid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caabuq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas. 2. C. ah: nafley xoog lahayd oo jirro, nafaqo darro awgeed la tabar darreysay. ld caabaq¹.
  2. (daawo) Halaamacoodka caloosha iyo mindhicirka sida badan waxa keena fiirus ama baktiiriya ama cunno sumow; wuxuuna keenaa matag iyo shuban.
  3. 1. Meel dhaawac ah hurgumid. 2. Nafley tabar darreyn jirro, nafaqo darro iwm awgeed.

Lamidka: caabaq, fasas

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caabaqid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caabuqid.

Lamidka: caabuqid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur