caabuqtire

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Walax laga helo noolayaasha yaryar gaar ahaan mooldiska, kuwaas oo baabi'iya ama joojiya koritaan noolayaal kale oo ilima-aragtay ah gaar ahaan bakteeriyada iyo fangiga cudurrada faafiya. Caabuq- tirayaasha caanka ah waxa ka mid ah: beenasaliin, istarabtumaysiin iyo tetrasay-kalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur