caadaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caadaysasho.

Lamidka: caadaysasho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caadaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caadayso. ld caadaysad, caadaysi.

Lamidka: caadayso, caadaysad, caadaysi

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur