caaddifi

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-fiin, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. C. ah: qof si fudud iyo ka fiirsasho la'aan wax ku xalliya. 2. Dabci dadka qaarkii yeesho oo ah fudayd iyo ka fiirsi la'aan wax lagu xalliyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur