caado wareer

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Waa nooc xanuun caado dumarka intooda badan la kulmaan inta ay noloshooda jirto. Erayga caafimaad ahaan loogu isticmaalo waa dysmenorrhoea. anuunka uu keeno caadaada dhiigga waxaa laga dareemi karaa qaybta hoose ee calooshaada laakin waxuu ufaafi karaa dhabarkaaga iyo cajiradaada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur