caafimaadsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caafimaadsan. ld caafimaadsanaansho.

Lamidka: caafimaadsan, caafimaadsanaansho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caafimaadsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax caafimaad leh ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caafimaadsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld caafimaad-sanaan.

Lamidka: caafimaad-sanaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur