caafinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg caafi. ld caafis.Lamidka: caafi, caafis
caafiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Cid caafimaad siin (Eebbe).