caafiyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caafiyad.

Lamidka: caafiyad

caafiyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xaalad cudur la'aan ee ay nafley ku sugnaato; fayoobi. ld caafiyo.

Lamidka: caafiyo