caagganaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caaggan. ld caagga-naansho.

Lamidka: caagga-naansho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caaggan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'ay ahaansho. 2. Ka c.: ka reeban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur