caajisin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caajisi. ld cajisin.

Lamidka: caajisi, cajisin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caajisi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Qof cajis ka dhigid. ld cajisi.

Lamidka: cajisi

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cajisin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caajisin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur