caajisnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg caajisan. ld caajisnaansho, cajisnaan, cajisnaansho.Lamidka: caajisan, caajisnaansho, cajisnaan, cajisnaanshoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caajisanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Qof caajis ah noqosho. ld cajisan.Lamidka: cajisanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
caajisnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld caajisnaan.Lamidka: caajisnaanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cajisnaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld caajisnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cajisnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld caajisnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00