caalan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dunida iyo waxa ku nool oo dhan. ld caalam.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caalam

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caalan.

Lamidka: caalan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur