caalhelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caalhel.

caalhel

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-elay, -eshay)

Macnaha:

  1. 1. U c.: arrin xal u helid. 2. Ka c.: cid arrin yeelsiin.