caalqaado

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)

Macnaha:

  1. Arrin u hoggaansamid awood la'aan awgeed.