caalsaarasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caalsaaro. ld caalsaarad.

caalsaaro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Neef irmaan caalsaar samayn.

caalsaarad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caalsaarasho.