caanaddiidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caanaddiid². ld caanadiid¹ (1).

caanaddiid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. C. ah: waqtiga barwaa- qada qofka caanaha dhami kari waayay, markay ku keliyaysteen. 2. ld caanadiidid.
  2. Waqti barwaaqo ah, caano dhami waayid.