caanaggocatoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Nooc ka mid ah cayayaanka oo u eg doorshaanka. 2. Cudur jirka dadka ku dhaca oo nabarro cuncun leh u yeela.