caanammaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Labada waqti ee xoolaha la maalo (fiid iyo subax middood).