caanateelley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caanaddiiq¹.

caanaddiiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanateelley, caanooley (1).
  2. Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.