caanteyn

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Lacag ka mid ah sarrifka rubiyada oo qiimaheedu u dhigmo labaatan senti. ld caanateyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caanateyn

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caanteen.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur