caaqido

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caqiido.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caqiido

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Mabda'diimeed oo la aaminsan yahay. ld caaqido.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur