caaqiloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Ciqaabta Rabbi ee ku dhaca cid cid kale ama wax kale ku gabbood fasha; nabsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nabsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hoog iyo dhibaato lagu abaal mariyo qof abaaldarnaaday ama ballan furay. 2. Hoog iyo dhibaato uu la kulmo qof eed galay.Nabsi ku reebid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0