caariyeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caariyeyso. ld caariyeysad, caariyeysi.

caariyeyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax caariyo ahaan u qaadasho.

caariyeysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caariyeysasho.

caariyeysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caariyeysasho.