caarooti
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Cir cusub oo daruurihiisa biya ka buuxaan. 2. Meseggo, galley iwm oo sabuul saartay. 3. ld caarootiyid.
- Biyo meel ku faafid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha: