caasiyoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caasiyow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caasiyow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Ku c.: caasi noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur