caawiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caawi. ld caawin, caawis, cawin¹, cawis, cawiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caawi

Qaabnax: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2

Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay;-iyi)

Macnaha:

  1. Cid kaalmo ama taageero u fidin. ld cawi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caawin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caawiyid.
  2. Cid kaalmo ama taageero u fidin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caawis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caawiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cawin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caawiyid.
  2. ld caawin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cawis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caawiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cawiyid