cabbanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cabban. ld cabbanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cabban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax adkaysi yar leh ahaansho; nuglaansho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cabbanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld cabbanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur