cabbaysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cabbaysan. ld cabbaysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cabbaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Wax la cabbeeyey ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
cabbaysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld cabbaysnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0