cabbir-dhuleed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (juqr.) Sayniska cabbiraadda qaabka iyo xajmiga dhulka oo ay ku jiraan miisaankiisa, cufnaantiisa iwm, iyo isla markaas sahaminta qaybaha waaweyn ee dhulka dushiisa ah si loo garawsado xoodnaanta dhulka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur