cabbire-selsiyas
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rayaal ..., m.l/dh)
Macnaha:
- (fiis.) Cabbir heerkul ee barta barafku yahay 0ø; barta karkuna tahay 100°. Digriiga selsiyas (Summad: °C) waa 1/100 gaaliska heerkulka, waxana uu laxaad ahaan le'egyahay kelvin (°K).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

