cabeebQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur lo'da iyo carruurta ku dhaca oo nabarro afka ugu yeela, dhareerna ka keena.Cabeeb ku dhicid (lo'ama carruur).