cabiidsamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cabiidsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cabiidsan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay, -ami)

Macnaha:

  1. Addoon noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur