cabiidsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cabiidso. ld cabiidsad, cabiidsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cabiidso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Qof cabiid ka dhigasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cabiidsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cabiidsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cabiidsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cabiidsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur