cadaadis-ekeeye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-kayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad ama kaarto dusheed oo isku xira meelaha cadaadis gibilkoodu isla egyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur