cadaadis-hooseQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(juqr.) Gobol cadaadis gibilkiisu uu ka hoseeyo kan gobollada ku wareegsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0